Cover image of Kabasho

Kabasho

Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✨🌸

Podcast cover

Ep:24; Dhalanteedka Dhamaystiranka|Perfectionism

Ep:24; Dhalanteedka Dhamaystiranka|Perfectionism

'Waa maxay Dhalanteedka Dhammaystiranku'? Su'aashan ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan.  Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaa... Read more

15 Jul 2022

37mins

Podcast cover

Ep:23; Bahdilaad|Bullying

Ep:23; Bahdilaad|Bullying

Xilqaddan waxaynu isla qaadaa-dhigaynaa 'bahdilaadda' , noocyadeeda iyo wajiyada kala duwan ee ay u dhacdo.    Dhagaysi... Read more

1 Jul 2022

38mins

Similar Podcasts

Podcast cover

Ep:22; Dareemada Ceebta |Feelings of Shame

Ep:22; Dareemada Ceebta |Feelings of Shame

Xilqaddan waxaynu ku baranaynaa sida loola dhaqmo dareemada ceebta iyo dhaqamada ka dhasha labadaba.    Dhagaysi iyo dha... Read more

24 Jun 2022

32mins

Podcast cover

Ep:21; Baqdinta dad dhexgalka |Social Anxiety

Ep:21; Baqdinta dad dhexgalka |Social Anxiety

Weligaa ma dareentay in baqdin\cabsi ba'ani ku hadhayso marka aad is tiraahdo dadka dhexgal, madal tag ama meel lagaaga ... Read more

17 Jun 2022

36mins

Most Popular Podcasts

Podcast cover

Ep:20; Urugada Geerida Dabadeed |Grief after Death

Ep:20; Urugada Geerida Dabadeed |Grief after Death

Sidee ayaan u urugoodaa kadib marka qof aan jeclahay i cidleeyo, sideense u kala gartaa dareemada caafimaadka qaba iyo k... Read more

12 Jun 2022

45mins

Podcast cover

Ep:19; Urugo|Grief

Ep:19; Urugo|Grief

Xilqaddan waxaynu isla qaadaa-dhigaynayaa dareenka 'urugada' saamayntiisa iyo sida loola dhaqmo. Dhagaysi wanaagsan ✨---... Read more

3 Jun 2022

35mins

Podcast cover

Ep:18; Ogaal-Neefsasho|Mindful Breathing

Ep:18; Ogaal-Neefsasho|Mindful Breathing

Xilqaddan waxaynu ku baranaynaa waxa loo yaqaanno 'Ogaal-Neefsashada' faa'iidooyinkeeda iyo sida loo sameeyo.    Dhagays... Read more

21 May 2022

36mins

Podcast cover

Ep:17; Tabnaanshiyaha Jidheed|Body Dysmorphic Disorder (BDD)

Ep:17; Tabnaanshiyaha Jidheed|Body Dysmorphic Disorder (BDD)

Xilqaddan waxaynu ku lafa guraynaa waxaynu u bixinay 'tabnaanshiyaha jidheed' waxa uu yahay,sida uu u abuurmo iyo sida l... Read more

13 May 2022

33mins

Podcast cover

Ep:16; Depressionka Dhalmada Dabadeed|Postpartum Depression

Ep:16; Depressionka Dhalmada Dabadeed|Postpartum Depression

Xilqaddan waxaynu isku waydiinaynaa urugada hooyada soo foodsaarta kadib markay ilmaha dhasho, waa maxay calaamadaha lag... Read more

16 Apr 2022

37mins

Podcast cover

Ep:15; Kalsoonida Nafta|Self-Confidence

Ep:15; Kalsoonida Nafta|Self-Confidence

xilqaddan kalsoonida waxaynu ku qeexnay sidan;  waa karti iyo dareen gudeed oo ruuxu kashiisa ku beero taasi oo ku hagta... Read more

8 Apr 2022

32mins

“Podium: AI tools for podcasters. Generate show notes, transcripts, highlight clips, and more with AI. Try it today at https://podium.page”