Cover image of Maamul Wanaag

Maamul Wanaag

Somalia faces multiple governance challenges. The country is recovering from years of conflict, lawlessness and weak administration. Understanding and improving governance in Somalia is one of the co... Read more

Warning: This podcast data isn't working.

This means that the episode rankings aren't working properly. Please revisit us at a later time to get the best episodes of this podcast!

Ranked #1

Podcast cover

Historical Roots and Legacies of Somalia’s Current Governance Systems I Lee Cassanelli & Mahad Wasuge

Historical Roots and Legacies of Somalia’s Current Governance Systems I Lee Cassanelli & Mahad Wasuge

Somalia’s current institutional structure and governance system is shaped by the pre-colonial and colonial legacies. The... Read more

4 Jul 2022

34mins

Ranked #2

Podcast cover

Dhismaha Golaha Wasiirrada Soomaaliya

Dhismaha Golaha Wasiirrada Soomaaliya

Labaatankii sano ee ugu dambeysay, madaxweynayaashii dalka waxa ay is khilaafeen raysal wasaarayaashii waxana ay magacaa... Read more

26 Jun 2022

33mins

Ranked #3

Podcast cover

Soo-saarista, Maareynta, iyo Qeybsiga Shidaalka Soomaaliya

Soo-saarista, Maareynta, iyo Qeybsiga Shidaalka Soomaaliya

Waxaa la aaminsan yahay in Soomaaliya uu ku jiro shidaal badan bad iyo barriba. Sahminta shidaalka Soomaaliya waxa ay so... Read more

12 Jun 2022

26mins

Ranked #4

Podcast cover

Cadaaladda Xilliga Kala Guurka I Dr Axmed Cali Khayre & Mahad Waasuge

Cadaaladda Xilliga Kala Guurka I Dr Axmed Cali Khayre & Mahad Waasuge

Soomaaliya waxa ay soo martay dagaallo badan ilaa maantana qeybo kamid ah dalka waxaa ka dhaca dagaallo ay dad badan ku ... Read more

29 May 2022

35mins

Most Popular Podcasts

Ranked #5

Podcast cover

Doorashada Kadib: Arrimaha Mudnaanta U Leh Soomaaliya

Doorashada Kadib: Arrimaha Mudnaanta U Leh Soomaaliya

Doorashadii guddoonka labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lasoo gebagabeeyay. 39 musharrax oo u tarta... Read more

14 May 2022

42mins

Ranked #6

Podcast cover

Doorashada 16-ka Kursi ee Golaha Shacabka ee Gobolka Gedo

Doorashada 16-ka Kursi ee Golaha Shacabka ee Gobolka Gedo

14-kii April waxaa la dhaariyey inta badan xubnihii la doortay ee labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Isl... Read more

24 Apr 2022

41mins

Ranked #7

Podcast cover

Qoondada Haweenka ee Doorashada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Qoondada Haweenka ee Doorashada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Doorashada Soomaaliya waxa ay mareysaa heer gebogebo ah. Dhowr iyo labaatan xildhibaan ayaa hartay doorashadooda. Jowhar... Read more

10 Apr 2022

42mins

Ranked #8

Podcast cover

Kaalinta uu Turkiga ku Leeyahay Bixinta Adeegyada Bulshada iyo Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaale ee Muqdisho

Kaalinta uu Turkiga ku Leeyahay Bixinta Adeegyada Bulshada iyo Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaale ee Muqdisho

Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday warbixin iftiimineysa kaalinta hay’adaha Turkiga ee bixinta adeegyada wax... Read more

4 Apr 2022

44mins

Ranked #9

Podcast cover

Kaalinta Bulshada Rayidka ee Hufnaanta Doorashada Golaha Shacabka

Kaalinta Bulshada Rayidka ee Hufnaanta Doorashada Golaha Shacabka

Doorashada Soomaaliya waxa ay mareysaa meel dhexe. In ka badan 100 xildhibaan ayaa la doortay. Muddada lagu heshiiyay 9-... Read more

14 Feb 2022

33mins

Ranked #10

Podcast cover

Hirgelinta doorasho wakhtigeeda ku dhacda, daah furan, loona dhanyahay

Hirgelinta doorasho wakhtigeeda ku dhacda, daah furan, loona dhanyahay

9-kii January, Golaha Wadatashiga Qaran ayaa soo saaray heshiis ka kooban 18 qodob oo la xiriira dhameystirka doorashada... Read more

26 Jan 2022

21mins

“Podium: AI tools for podcasters. Generate show notes, transcripts, highlight clips, and more with AI. Try it today at https://podium.page”