OwlTail

Cover image of Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali

Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali

Codka waayaha Cusub wuxuu qayb ka yahay hay’ad dadka barta Kitaabka Qodduuska ah, oo loo yaqaanno (Thru-the Bible) ama Dhexmarka kitaabka Qodduuska ah. Taxanahan waxaa isku dubbariday horraan Ditoor J.Vernon McGee, waxaana lagu turjumay, oo lagu jaangooyey in ka badan 100 luuqadood iyo lahjado. Waxaa loo qaabeeyey barnaamijyo ka kooban 30 daqiiqo oo isku xig-xiga, kuwaasoo dhegaystaha uu ku baranayo Baybalka oo dhan. Iminka barnaamijyadaas oo dhan, waxay kugu jiraan internetka.Waxaanan ku faraxsan nahay in aad dooratay bal inaad wax badan ka barato Hadallada Ilaah adigoo dhegaysanaya barnaamijyadaas. Waxaa haddaba lagugu adkaynayaa inaad haatan dhegaysato ugu yaraan hal barnaamij maalintiiba, ka billaabata Isniinta ilaa iyo Jimcaha. Haddii aad sidaa yeesho toddobaad waliba, ayaa shanta sannadood ee soo socota ku baran doontaa qisooyinka kitaabka Qodduuska ah.Waxaanan ku faraxsan nahay in aad dooratay bal inaad wax badan ka barato Hadallada Ilaah adigoo dhegaysanaya barnaamijyadaas. Waxaa haddaba lagugu adkaynayaa inaad haatan dhegaysato ugu yaraan hal barnaamij maalintiiba, ka billaabata Isniinta ilaa iyo Jimcaha. Haddii aad sidaa yeesho toddobaad waliba, ayaa shanta sannadood ee soo socota ku baran doontaa qisooyinka kitaabka Qodduuska ah.

Weekly hand curated podcast episodes for learning

Popular episodes

All episodes

The best episodes ranked using user listens.

Warning: This podcast data isn't working.

This means that the episode rankings aren't working properly. Please revisit us at a later time to get the best episodes of this podcast!

Podcast cover

Miikaah 5:2-6

29mins

21 Jan 2022

Rank #1

Podcast cover

Miikaah 4:8-5:1

29mins

20 Jan 2022

Rank #2

Similar Podcasts

Podcast cover

Miikaah 4;2-7

29mins

19 Jan 2022

Rank #3

Podcast cover

Miikaah 3:7-4:1

29mins

18 Jan 2022

Rank #4

Most Popular Podcasts

Podcast cover

Miikaah 3:2-6

29mins

17 Jan 2022

Rank #5

Podcast cover

Miikaah 2:8-3:1

29mins

14 Jan 2022

Rank #6

Podcast cover

Miikaah 1:15-2:1-7

29mins

13 Jan 2022

Rank #7

Podcast cover

Miikaah 1:8-14

29mins

12 Jan 2022

Rank #8

Podcast cover

Miikaah 1:3-7

29mins

11 Jan 2022

Rank #9

Podcast cover

Miikaah 1:1-2

29mins

10 Jan 2022

Rank #10